Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyey Suuqa Degmada Xamar weyne

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Olole Nadaafadeed iyo mid Wado furis ah ka sameeyay qeybo ka mid ah wadooyinka waaweyn ee Degmada Xamarweyne, si loo soo celiyo Bilicda iyo Nadaafada.

Olalahaan oo ay si wadajir ah u fulinayeen Agaasimaha Guud ee Howlaha Guud, Agaasimaha Guud ee Nadaafadda iyo Bilic soo celinta, Taliska Ciidanka ilaalinta Deegaanka Xamar iyo Maamulka Degmada Xamarweyne, ayaa waxaa loogu digay Ganacsatada in ay ku ganacsadaan wadooyinka hareerahiisa, cidii ku xad-gudubtana lala tiigsan doonno sharciga.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here