Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyey Magaalada Kismaayo

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada kismaayo oo uu kaashanaaya shacabka xaafadaha degmada ayaa bilaawey oloolo nadafadeed oo dib looga soo Celinaaya bilicida magalada, waxaana dayacatirkaasi laga sameyey xaafadaha iyo wadooyinka qaar ee degmada

Agaasimaha arimaha bulshada hoose farxaan Mxamuud Faarax oo hormuud ka ahaa ololaha nadafadeed ayaa kormeerey goobaha laga wado dayactirka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here