Olole Nadaafadeed Oo laga sameeyey Degmada Yaaqshiid Gobolka Banaadir.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ololahaan Nadaafadeed ee laga sameeyey Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa si wada jir ah u sameeyey Madaxda Maamulka Gobolka iyo kan Degmada oo la kaashanaya Bulshada qeybaheeda kala duwan,si Bilicda iyo Nadaafada dib loo soo celiyo.

Ugu horeyn Waxaa goobta Nadaafada lagu sameeyey hadal kooban ka jeediyey Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Degmada Yaqqshiid Abdihakiin Muxudiin Ali iyo Agaasimaha Nadaafada iyo Bilic soo celinta Gobolka Banaadir Maxamed Suudiye iyagoo ka sheekeeyey Muhiimada Nadaafada ay leedahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here