Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyey Buundada Isha Baydhabo.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Olaha nadaafada oo ay iska Kaashanayaan dowalada hoose degmada Baydhabo iyo Wasaarada Bay’adda iyo Duur joogta dowalada koonfur Galbeed soomaaliya ayaa waxaa lagu sameeyay xaafadaha qaar Ee magalada Baydhabo iyo buundada weyn ee isha Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here