Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyay Xeebaha Degmada Xamar weyne.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahaan Nadaafadeed Ee Dirada Lagu Sooareyey in la Helo Xeeb Qurxoon Iyo Sidoo kale Dad ku Wacigelisan Ilaalinta Degaanka ayaa Laga Fuliyey Xeebta Mooldoore ee Degmada Hamarweyne Ayidoo Iska Kaashadey Wasarada Degaanka Iyo Isbedlka Cimilada Dowlada Soomaliya iyo Maamulka Degmada Hamarweyne Ee Gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here