Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyay Xaafadda Hanti-wadaag ee Magaalada Jowhar.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan Nadaafadeed ayaa loogu magac daray bilic soo celinta nadaafadda magaalada jowhar ,waxaana ka wado Haween iyo dhalinyaro oo iskaashanaayo iyagoo qaadan wax mushaar ah .

Qaar ka mid aha Haweenka Ololahan Nadaafada wada ayaa ka Hadley waxa ku dheliyey in si iskood ah ay Nadaafada Jowhar uga shaqeeyaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here