Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyay Xaafadaha Magaalada Boosaaso.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafadaha Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka bilaabmay olole bulshada maagalada Boosaaso ay qashinka uga saarayaan malagalada islamarkaana dib lagu soo celinayo bilicda magaalada oo ay qeyb ka ahaayeen masuuliyiinta dowlada hoose .

Ololahaan ay bulshadu isku xil qaameen ayaa u jeedkiisu ahaa sidii dib loogu soo celin lahaa bilicda magaalada Gaar ahaan Xaafada Bander qaasim si ay u soo laabato bilicda xaafadaasi.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here