Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Magaalada Dhuusamareeb

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan Nadaafadeed Ee ka soconaya Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobalka Galgaduud gaar ahaan ahaan Xaafada Horseed Magaalada.Ololahan Nafaadeed ayaa ujeedku yahay Sidii dib loogu soo Celin lahaa Bilicdii ay Magaaladu lahaan jirtey,iyadoo ay ka qeyb galayaan Bulshada qeybeheeda kala duwan iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here