Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyay Kaamka Hilaal Degmada Gaalkacayo.

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahaan Nadaafadeed ayaa waxaa laga sameeyey Kaamka Hilaaal ee Degmada Gaalkacyo kuwaas oo iska kaashanaayey Gudiga Xaafadaha Yameys iyo Bulshada degan kaamka oo garab ka helaaya Dowlada Hoose ee Degmada Gaalkacyo si wax loogu qabto Nadaafad darada ka jirta Kaamka Hilaal oo ka dhalan karta Caafimaad daro.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here