Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Degmada Afmadoow

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan Nadaafadeed oo uu hormuudka u ahaa Gudoomiyaha fayadhowrka degmada Afmadoow Cabdi Cali Xarbi ayaa qashinka looga nadiifinayay wadooyinka iyo gooba qashinka la geeyo si sare loogu qaado bilicda degmada loogana fogaado cuduro iyo nadaafad darro ka dhalata qashinka lagu daadiyo wadooyinka iyo xaafadaha Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Matehy Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here