Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeeyey Suuqayada Magaalada Baraawe.

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iyadoo lagu guda jiraa xilli roobaad oo nadaafa darida keeni karta xaalado caafimaad oo deg deg ah ayaa waxaa Maamulka degmada Baraawe uu hogaaminayo Gudoomiyaha Degmada Baraawe Cumar sheikh Abdi Shafaani bilaabay olole nadaafadeed oo lagu nadiifiyey wadooyinka qaar ee magaalada Baraawe.

Ololahan nadaafdeed laga bilaabay magalaada Baraawe Ee Caasimada KG ayaa ah mid ay ka qeyb qaadanayaan Bulshada, kaasi oo lagu nadiifinayo dhamaan gudaha magaalada iyo banaanka magaalada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’adyÂ