Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeeyey Suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho.

0
56

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Ololehaan nadaafadeed oo laga sameysey Suuqa Bakaaraha ee magalada muqdisho gaar ahaan wadooyinka waaweyn ee soo gala suuqa ayaa waxaa iska kaashanaayey masuuliyin ka socodey maamulka gobolka banaadir ,qaar ka mid ah howl wadeenada shirkada ifi iyo xubno ka mid ah hay’addaha amniga ee dowlada fadaraalka soomaliya.maadama lagu guda jira bisha barakeysan ee ramadaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here