Olole Nadaafadeed oo laga bilaabey Xaafadaha Magaaladda Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.

0
393

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururada bulshada ee degmada xudur ayaa waxaa ay dib u bilaaween Olole nadaafadeed oo dib looga soo Celinaayo bilicda xaafadaha ee Degmadaasi.

xafadaha lagu bilaawey ayaa waxaa ka mid ah xaafada Horsed oo ah meel u dhow suuqa Xoolaha ee degmada oo aheyd Goob lagu qalaayey Xoolaha waxeyna ay hoy u noqatey goob qashin ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here