Olole Nadaafadeed Oo Laga Bilaabay Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

0
205

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shacabka Magaalada Baydhabo ayaa xaafadaha Magaalada ka bilaabay olole Nadaafadeed oo iskaa wax u qabso ah, Bulshada oo isugu jirtey Hooyooyin, dhalinyaro iyo odoyaal waxaana ay iskugu soo baxeyn Wadooyinka waa weyn ee Magalada halkaas oo ay ka bilaabeen Olole Nadaafadeed oo loogu talagalay Hagaajinta iyo Soo celinta Bilicda Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here