Olole nadaafadeed oo ka bilowday Xaafadaha Magaalada Kismaayo.

0
69

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo ka duulaysa sare u qaadidda billicda Magaalada iyo nadiifinta Waddooyinka Laamiga ah ee cusub iyo kuwii horeba ayaa kordhisay shaqaalihii ka shaqayn jiray nadaafadda Degmada Kismaayo, iyadoo ku dartay 100 qof oo shaqaale ah kuwaas oo si maalinle uga shaqayn doono nadaafadda Waddooyinka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here