Olole Nadaafadeed oo ka bilowday Wadooyinka Baydhabo

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxda Fayadhowrka Iyo Nadaafada Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo ayaa Bilawday Wacyi-gelin La Xiriirta Nadaafada Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Wadooyinka waweyn iyo kuwa dhex mar xaafadaha ayaa laga bilaway ololahan Nadaafadeyd.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here