Olole Nadaafadeed oo Baydhabo ka bilawday.

0
351

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Degmada Baydhabo ayaa bilaabay sidii loo soo celin lahaa bilicda degmada taasi oo ay tahay mid masuuliyad ka saaran nadaafada degmada iyo in bulshada laga wacyigeliya ka hortaga cudurada faafa kuwaasi oo inta badan ka dhasha nadaafada darada , waxaana olalahaan nadaafadeed qeyb weyn ka qaatay Gudoomiya ku xigeenada maamulka degmada beydhabo.

Xaawa sokor ali gudoomaiyaha ururka haweenka degmada beydhabo iyo gudoomiyaha ururka haweenka gobolka bay muraaya ibraahim madeer ayaa si wada jir ah uga Hadley in ay muhiim tahay in la ilaaliya nadaafada degaanka .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here