Olole Nadaafadeed kor loogu qaadayo Bilicda Oo Laga Bilaabay Magaalada Guriceel.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowladda hoose Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sameysay olole nadafadeed oo kor loogu qadaayay bilicda iyo faydhoorka bulshada, agaasimaha waaxda arimaha bulshada Dowladda hoose Degmada Guriceel Xasan Mahdi Geeddi, qaar kamid ah guddi xaafadeeda degmada iyo qaar kamid ah bulshada degmada ayaa qeyb ka ahaa ololahaan.

Dowladda hoose Degmada Guriceel ayaa sidoo waxay ku baaqday in laga qeyb qaato ololaha nadaafadda iyo bilic soo celinta degmada madaama lagu jiro xili roobeed loona baahan yahay in laga hortago waxyaabaha ka dhalan karta nadaafad xumida oo sababi karaan caafimaad daro.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here