Olole Lagu Horumarinayo Waxbarashada Gabdhaha Oo Laga Sameeeyey Deegaanka Dhumoodle.

0
23

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololaha lagu Dhiiri gilinayo Waxbarashada iyo kor u qaadida tayada Gabadhaha, ayaa laga sameeyey Deegaanka Dhumoodle Ee Degmada Cadaado, waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Waxbarashada Galmudug iyadoona waalidiinta lagu booriyey in Gabdhaha geeyaan Goobaha waxbarashada.

Ugu horeyn waxaa Goobta Ololaha Wacyigelinta Gabdhaha ka hadlay Maamulka iskuulka KAAH Primary & Secondary isagoo Sheegey in Gabdhaha iyo Ragaba loogu baahan yahay in ay dadaalkooda waxbarasho sii wadaan.

Warkugn waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here