Olole Lagu dhisayo Wadooyinkii ku burburay Fatahaadii Wabiga Oo Laga Bilaabay Baladweyne.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah bulshada magalada baladweyne ayaa bilaabey in ay si isxilqaan ah ay ku dhistaan mid ka mid ah wadooyinka magalada uu muhiim u ah isu socodka dadka iyo gawaaridaba taasi oo saameysey fatadahaadihii dhowaan ka dhacey magalada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here