Olole lagu daweynayo Cudurada Carruurta ku dhaca Oo Laga Bilaabay Isbitaalka Tiirow.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Tiirow ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa soo gaarey Dr Aamin Samakaal oo ah dhaqtar ku takhsusey Cudurada Caruurta Xaruntiisana ay tahay Magaalada Muqdisho asigoona Halkaan ka Fulin doona Ololaha daaweynta Cudurada ku dhaca Caruurta si ay uga faa’ideystaan waladiinta Caruurta Xanuunsan ee aan Awoodin in ay adaan Magaalada Muqdisho Daruufa Jira Awgeeda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here