Olole Lagu Ciidsiinayo Caruurta Agoonta iyo kuwa danyarta Oo Laga Dah-furey Garoowe.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamij lagu dahfuraayey Ciid siinta iyio u qareemida Caruurta danta yer iyo ku aqoonta ah ayaa lagu qabtey Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland

Masiiliyiintii ka sooqeybgashey Xaflada ayaa waxaa ay aad u soo dhoweeyeen Barnaamij lagu dahfuraayey Ciid siinta iyio u qareemida Caruurta danta yer waxaa ayna sheegeen in loo baahanyahay in ay dadka soomaaliyeed ka qeybqaataan caawinta dadka danta yer.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here