Olole lagu Cara Buuxinayey Buundo Biyo jareen Oo ka Bilowdey Boosaaso

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso iyo Gudiga iskaashatada gaadiidka ee Gobolka Bari oo ay isgarabsanaya ayaa si wadajir ugu sameeyey dhismaha ah Buundo Biyo ay jareen oo ku taala Deegaanka Laag oo hore biyo u jareen oo dhibaatada ku qaben dadka iyo Gaadiidka

ugu horeyn ayaa waxa goobta ka hadlay Mas’uuliyiinta ka soo qeyb gashay dhismaha ah Buundada la dhisaayey ayaa sheegay in ay muhiimada u leeyahay wadadan oo halbowla u ah isku Socodka Bulshada iyo Gaadidka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here