Olole ku saabsan Caafimaadka Afka Oo Lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololahan Caafimaadka ah oo loogu diyaar garoobaayay Maalinta Caalamiga ah Afka, soona qaban qaabisay wasaarada caafimaadka xukuumada fadaraalka soomaliya ayaa lagu soo gabagaabeeyay magaalada mugudisho, waxaan baranaamijka ka qeyb qaadanaayay bahada caafimaadka oo ka kala socoday jaamacada muqudisho iyo uruka caafimadka afka iyo ilkaha.

 

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here