Olole Indho Fiiqis loogu sameynayo dadka danyarta ah Oo Lagu Dah-furey Dhuusamareeb.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda caafimaadka daryeelka Galmudug oo kaashanayso Hayada Khadar Jarati ayaa magalada dhuusmareeb Ee caasimada Galmudug ka dahafurtay Olole balaaran oo dad tiradooda kor u dhaafayso 750 oo ay iskugu jira Indho fiiqis ,daweeyin , iyo qeybinta ookiyaalaha loogu sameynayo dadka danyarta ah oo ay bixin karin lacagta ay ku iibsadaan Daaweynta indhaha.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here