Olole indha Fiiqis Bilaash ah Oo Laga daahfurey Magaalada Baydhabo.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Olole Indhafiiqis iyo Daaweyn indhaha ah oo loo sameyn doono Qaar ka mid ah Bulshada Koonfur Galbeed Ayaa lagu Daah-Furey Isbitaalka Weyn ee Gobolka Bay.

Adeegan Caafimaad ee Indhafiiqita ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka Federaalka,Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed iyo Qaar ka mid ah Hey’addaha kheyriga ah ee iskaashiga la leh.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here