Olole indha Fiiqis Bilaash ah Oo Laga Bilaabay Magaalada Jowhar.

0
83

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Dr Shiine Hospitaal ee magaalada jowhar ayaa waxaa ka bilowdey qaliimada indha fiiqista ah kaasi oo ay ka faa’ideysteen bukaano ka kala yimid deegaanada gobolka shabeelada dhaxe, waxaana uu socon doonaa mudo maalima ah.

Bukaanada uu qaabilo dhaqatarka ayaa qaba baahiyo kala duwan ee dhanka Araga indhaha ah tanina ay u tahay mid ay rajo weyn ka qabaan in ay u soo laabato aragooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here