Olole dib loogu soo celinayo Bilicda iyo Nadaafada Oo Ka Socda Baydhabo

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ololahan Nadaafadeed iyo Bilic soo celinta Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga sameynayaa wadooyinka Cusub Biyo mareenada loo sameeyey kuwaas oo wasaq badan ay ku jireen.

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada iyo Gudoomiye ku xigeenka Maanulka iyo Maaliyada Degmada Baydhabo ayaa kormeerey Goobaha ay ka socdeen Ololaha Nadaafada iyo Bilic soo Celinta Magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here