Olole dhireyn ah Oo Laga Sameeyey Jaamacada Kaamil Magaalada Baydhabo

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruunta Jaamacadd Kaamil International University ee Magaalada Baydhabo ayaa soo dhaweysey ururka hormarinta degaanka ee Dedo iyagoona xarunta jaamacada ka bilaawey Ololaha dhiraynta Xarunta jaamacada wajigeeda hore.

Ururka hormarinta degaanka ee Dedo ayaa dedaal dher uga jira sidii ay guud ahaanba u dhireyn lahaayeen degaanada koonfur galbeed soomaaliya ayigoo qaar ka mid ah degmooyinka degaanada ay si wanaagsan uga hirgashey in ku sameyaan dhireynta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here