Olole Cayayaanka loogu buufinayo dadka Barakacayaasha Oo Baydhabo Ka bilowdey

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ololaha buufinta cayayaanka goobaha barkacyaasha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa iska kaashanayaa wasaaradaha Caafimaadka DFS iyo midda maamulka KGS.

Masuuliyiin ka socday labadaasi wasaaradood ayaa kormeeray goobaha ay ka socdaan buufinta si ay usoo ogadaan xaaladaha goobaha buufinta ay ka socoto.

Wakiiladii ka socday labada wasaaradood ee caafimaadka ee kormeerka ku tagay kaamamka ay shaqadu ka socoto ayaa ka waramay natiijada buufinta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here