Olole Bulshada Loogu Wacyi gelinaayay Halista HIV-AIDS ka Oo laga Sameeyey Gobolka Selal.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Wac-yigalinta iyo abaabulka ee gudiga Xakamaynta HIV AIDS ayaa sameeyay Barnaamij Wacyigalineed oo bulshada lagaga wacyigaliyo Xanuunkas oo ku nool deegaamo hoos-yimaada gobolka Selal.

Agaasimaha iyo wafdigiisa ayaa kormeeray goobaha iyo xarumaha kala duwan bulshada halkaasi ku sugan kaga Wacyigelinyeen xanuunka HIV AIDS.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here