Ololaha Wacyigelinta Dib u-eegista Dastuurka Wajigiisa Labaad oo Maanta Baydhaba Ka Furmay.

0
249

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ololahaan Wacyi galinta Dib u Eegista Dastuurka Dalka oo Maanta Ka Furmay Magaalada Baydhabo Wajigiisa labaad oo ay ka soo qeebgaleen Bulshada Qeebeheeda Kala duban,Odeyaasha Dhaqanka iyo Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Ahaa mid shacabka logu siinayey doorkooda Dastuurta ku meelgaarka ah iyo sida ay u arkaan Iyo Qodobada U Baahan in wax ku bedel lagu sameeyo waxaa kulankaan soo qaban qaabisey wasaarada Arimaha Dastuurka Dowlada Somalia waxaana goobjoog ahaa Kulanka Masuuliyiin ka socdey wazaarada Dastuurka Dowlad gobaleedka iyo Dowlada Dhexe Ayaa Bulshada U soo bandhigay Qodabada wax ka bedelka u baahan ee dasturka si ay afkaartooda ugu dhiibtaaan.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here