Ololaha Wacyigelinta Caafimaadka Ardeyda Oo laga Sameeyey Iskuulada Baydhabo.

0
23

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardeyda Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ka barta Jaamacadda Zamzam Qeybteeda Magaalada Baydhabo ayaa sameeyay Barnaamij loogu Magac daray Wacyigelinta Caafimaadka Iskuulaadka Degmada Baydhabo.

Qaar kamid ah Aredyda ayaa Booqasho ku tagay Iskuulka Hoose/dhexe iyo sare ee Al-Macrifa si kor loogu qaado loona Horumariyo Caafimaadka iyo Badqabka Ardeyda, Macalimiinta iyo Guud ahaan Howlwadeenada Iskuulaadka Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here