Ololaha Todobaadka Nadaafada iyo Bilic soo Celinta Oo laga Dah-Furey Degmada Diinsoor.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Mudane DC Cusmaan Macalin Cabdi (Cusmaan Bulsho) ayaa Degmada Diinsoor ka daah-furey Ololaha Nadaafada oo ay ka qeyb qaadanaya Bulshada toddobada Xaafadood ee Degmada Xili lagu guda jiro robabka deyrta.

Ololahan ka bilowdey Degmada Diinsoor ayaa ujeedadiisu tahay sidii loo soo celin lahaa bilicda magaalada Horumarinta Nadaafada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here