Ololaha Tallaalka booliyada oo Baydhabo lagu daahfurey.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada daahfurka oo ka qabsoontay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka mudane Cusmaan Cabdi Muuse, Gudoomiye ku xigeenada Arimaha Bulshada Maamulka Baay iyo kan Degmada Baydhabo, qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka iyo wakiilo ka socday hay’adaha UNICEF iyo WHO.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here