Ololaha Talaalka Jadeecada Oo laga dah-furey Magaalada Gaalkacyo.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololahan Talaalka Cudurka Jadeecada laga Dah-furey ayaa loogu tala galay in la gaarsiiyo in ka badan Sodon kun oo Carruur ah ee ku nool Magaalada Gaalkacyo iyo Deegaanada kale ku teedsan si loogu hortago halista ay Cudurka Jadeecada leedahay waxaana taageraya Hay’adda MSF

Munaasabada lagu Dah-furaayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiiro Maamulka Degmada Saraakiisha Caafimaadka Wasaarada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada waxaana halkaasi looga hadlay sidii Bulshada loo gaarsiin lahaa Wacyigelin ku aadan qaadashada Talaalka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here