Ololaha Talaalka Daacuun Calooleedka Oo ka Bilowdey Magaalada Kismaayo

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanada Waqooyi ee Magaalada Kismaayo ayaa Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladd-Goboleedka Jubbaland ka bilowday Talaalka Cudurka halista ah ee Daacuunka.

Waxaana Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ku daah-furtay Talaalka Deegaanka Luglow ee Waqoyiga Magaalada Kismaayo halkaas oo ay deggan yihiin dadkii ay saameyeen Abaarihii iyo Fatahaadihii dalka ku dhuftay Bartamihii Sanadkii tagay iyo Horaantii sanadkan.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here