Ololaha Talaalka Cudurka Dabeysha Oo Lagu Dah-furey Magaalada Kismaayo

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada daahfurka olalaha talaalka, waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Jubaland Xuseen Macalin Cali (Bayax), Agaasimaha waaxda caafimaadka guud, madax wacyigalinta Wasaarada, iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka Degmada Kismaayo, Madaxa wacyigalinta Degmada Kismaayo, iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee talaalka dabaysha.

Uga horeyn madax wacyigalinta Wasaarada caafimaadka ee degmada kismaayo hodan muuse iyo madax wacyigalinta Wasaarada caafimaadka jubaland isxaaq bashiir Cali ayaa si wada jir ah uga Hadley daarfurka ololaha talaallka Cudurka Dabeysha.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here