Ololaha Talaalka Caruurta 5-ta sano ka yar Oo Baydhabo Lagu Dah-furey.

0
227

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda caafimaadka Koonfur galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka dah-furtey wareega labaad ee ololaha talaalka Caruurta 5-ta sano ka yar, waxaana Munaasabaddaan ka soo qeyb galay wakiilo ka kala socday hay’adaha Unicef, WHO iyo wasaaradda caafimaadka maamulka KGS.

Ugu horeyntii dah-furka ololaha talaalka ayaa waxaa ka hadlay mas’uuliyiintii ka soo qeyb galay iyagoona bogaadiyay muhiimadda uu leeyahay talaalka oo ah mid bilooyin kadib la qabto.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here