Ololaha Nadaafada iyo Bilic soo celinta Oo laga Sameeyey Wadooyinka Boosaaso.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waaxda faya-dhowrka Dawladda Hoose ee Boosaaso ayaa dardargelisay ololaha Nadiifinta iyo qurxinta bilicda Magaalada Boosaaso,Si kor loogu qaado bilicda, loogana hortago cududrada ka dhasha waxyaabaha dareeraha ah sida Biyaha wasakhda ee meherada kuwaas oo deegaanka iyo bulshadaba dhibaato u keeni kara.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here