Ololaha Dib u soo celinta Nadaafada Baydhabo oo La dah furay.

0
267

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ololalha Nadaafada Magalada Baydhaba ayaa ahayd maalmahan mid Maamulka Degamada Baydhaba ayw wadeen sidii loo Nadiifin lahaa goobaha uu qashin qubka noqdeen maadama bilicda magaalada ay dhaawac u geesatay Caafimadka bulshadana uu halis kujiray Xaafadaha Nadaadafad darada kairtay waxaa kamid ahaa salaamey iyo Horseed bulshada iyo Maamulka degmada baydhaba ayaa ku howlan soo celinta bilicda iyo Nadiifinta goobohaas Gudoomiyaasha Xaafadaha Salaamay iyo Horseed ayaa kawaramaya sida ay muhiim u tahay Nadaafada maagaalada in laga shaqeeyo

 Gudomiaye kuxigeeenka Arimaha Bulshada Degmada Baydhaba isaaq maxamaed Cali teygaab oo lahadlayay qaar kamid ah dadka kunool Xaafadaha salaamay iyo Horseed ayuu Carabka ku adkeeyay.

Warkan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here