Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada lagu daah furayay beerista dhirta ee degmada Ufayn,waxaa ka qayb galey Gudoomiyaha degmada , Xogyaha degmada , Maamulaha Xanaanada Xoolaha ,Gudoomiyaha Ururka Dhaxal-reeb iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Ururka Dhaxal-reeb.
100 geed oo qaarkood mar horey la beeray ayaa masuuliinta kormeer ku tageyn goobihii Ururka Dhaxal-reeb oo degamada ufayn kaga beerayn.
Warkung waliba nig haaye Rahmy Salaad AbdyllahiÂ