Ololaha Dabargoynta Talaalka Dabeesha Oo Lagu Dahfurey Hargeysa

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr-Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa si rasmi ah u daah-furay Ololaha Dabargoyta Talaalka Dabaysha oo ka Furmay guud ahaan gobolada iyo dagmooyinka dalka.

Madasha lagu daah-furayay Ololahan ayaa waxaa Goob joog ahaa qaar ka mid ah agaasime Waaxdeedayda Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, Masuuliyiin ka socotay Hay’addaha Wasaaradda ka Caawinaya Ololahan ee WHO iyo UNICEF Shaqalaaha Caafimaadka ee Wasaaradda Mudan iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here