Ololaha Daaweynta Cudurada ku dhaca Maqaarka Oo Laga Bilaabay CisbitaalkaTiirow

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira Cuduro Fara badan oo ku Dhaca Maqaarka Kuwaasi oo ay ka Mid yihin Isnadaamiska Qawidka Xasaasiyada iyo kuwa kale Ayigoona Siyaabo kala Duwan u Saameya Qofka Waxaana ay yihin Cuduradaasi Kuwa soo muujiya Calaamado balse aan ku Buraaragsaneyn Bukaanka Una Maleeya in ay yihin kuwa isaka aad ah.

Si aan Wax badan uga Ogaana Waxyaabaha Sababa Cudurada ku dhaca Maqaarka iyo Sida ay Isuga Jiraan ayaa Waxaan wax ka Weydniiney Dr Sakariye Abdulaahi oo ah Dhaqtar ku Taqsusey Cuduarada ku Dhaca Maqaarka oo Safar Shaqa ku Jooga Magalada Baydhabo Asigoo Ka Fulinaaya Isitaalka Tiirow Olalaha Daweynta Cuduarada Ku Dhaca Maqaarka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here