Olale Waxbarasho kor loogu qaadayo Aqoonta Haweenka Oo Xudur ka Bilowdey.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka hormarinta haweenka gobolka bakool oo sameeyey olole waxbarasho oo kor looga qaadaaya aqoonta haweenka ku nool degmada xudur, waxaana xarunta dugsiga ururka hormarinta haweenka oo lagu qabtey munaasabad kooban loogu talgaley in wax lagu baro haweenka ka soo qeyb galeen gudoomiyaha waxbarshada xudur aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here