Olalaha Wacayi galinta Ilaalinta Nadaafada Degmada Baydhabo Oo La Dah-furey

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tan iyo markii la dhisey wadooyin Laami ah Gudaha Magaalada Baydhabo kuwaas oo leh Biyo mareeno waxayna bedeleen muqaalka Magaalada,balse waxaa jira dad badan oo wadooyinka soo dhiga qashinka ay isticmalaan haba ugu badnaadaane dadka ka Ganacsada wadooyinka waxaana halkaas ka dhashay Bulaacado sababi karta Caafimaad daro oo halis ku ah Bulshada Magaalada.

Si loo siiyo Bulshada halista waxa ka dhalan kara hadii wadooyinka lagu shubo qashin ayaa Maamulka Degmada Baydhabo Olole Bulshada loogu Wacyigelinayo in ay ilaaliyaan Nadaafada wadooyinka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here