Odoyaasha Dhaqanka Jubaland Oo Soo dhaweeyey Arimaha Dib-uheshiisiinta Gobolka Gedo

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxay soo dhaweeyey Heshiiska laga gaaray khilaafkii ka taagnaa Gobolka Gedo ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in ay bogadinayaan Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo dadaalada ay ku bixinayso in heshiiskaasi la gaaro, waxayna sidoo kale Bulshada ku nool Gobolka Gedo uga mahadcelinayaan sida ay u soo dhaweyeen wefdiga madaxweyne ku xigeenka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here