Odeyaal ku Naafoobey dagaaladii ka dhacay KG Oo la gaarsiiyey deeq kala duwan

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qarane iyo Aadan waxay ka mid yihiin dadkii ku naafoobey dagaaladii sokeeye ee ka dhacay deeganada KG Sodonkii sano ee la soo dhaafey waxayna ku nool yihiin xaalad adag maadaama aysan awood badan ay ku shaqeystaan heysanin

Si loogu muujiyo garab istaaga ayaa koox qurba joog ka soo jeeda KG soo gaarsiiyeen deeq isugu jirta Lacag, Raashiin iyo Joodarayaal taas oo mudo kooban noloshooda wax iska bedelayaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here