Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowlad goboleeda jubbaland ay baaqa ka soo saartay wax loga qabanaya xalada adag ee ka jira Degmada Bardheere iyo sidii gurmada loga gaarsiin lahaa bulshada sameen gaar ah ku yeelatya Daadka soo rogmaday kuwaas oo waxyeelo u geestay dadka kunool deegaanka
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Jubbaland Jubbaland oo magaalada kismaayo kulan ku yeeshay ayaa si deg deg ah ugu baqay hay’ada iyo dowada in ay wax ka qabtaan xaaladda adag ee ka jirta Degmada Bardheere.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng