Odayaasha dhaqanka Muqdisho Oo soo dhaweeyey Gogol-nabadeed Lagu joojinayo Dagaalo beeleed ka dhacay Hirshabeele.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Odayaal Dhaqan , Nabadoono iyo waxgarad kulan ku yeeshey Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ka hadleen Dagaal beeleedyo ka scoda Deegaano hoos taga gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe .

Odayaasha ayaa sheegey in ay soo dhoweynayaa Xabad joojinta ay gar wadeenka ka tahay Dowlad goboleedka Hirshabeele waxay sidoo kale sheegeen in ay ka qeybqaadan doonaan nabadeynta Maamulka uu wado

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here